
Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
Aasaasaha / Agaasimaha Fulinta
Wuxuu hogaamiyaa Mu’asasada Yasmin Foundation wuxuuna horumariyaa qaab dhismeedka hay’ada, wuxuu dhiirigeliyaa lana taliyaa xubnaha, mutadawiciinta iyo shaqaalaha.

Abdirahman Yasir
Director

Jibriil Cali Nuuri
Agaasimaha Horumarinta
Isaga ayaa mas'uul ka ah hormarinta dadaalka lacag uruurinta mu’asasada. waxaana ka mid ah horumarinta qorshayaasha lacag ururinta, sugidda taageerada dhaqaalaha, qabashadakulamada gaarka ah ee deeq-bixiyeyaasha, iyo socodsiinta mashaariic kale iyadoo ujeedadu tahay in laga caawiyo ururku inuu gaaro himilooyinkiisa sannadlaha ah.

Sofiya Cali Nuur
Maareeyaha Horumarinta & Dhaqaale ururinta
Waxay maamushaa waxqabadyada maalinlaha ah ee mu’asasada, waxay ka caawisaa horumarinta ujeedooyinka iyo istiraatiijiyadaha dhammaan ololeyaasha lacag ururinta. Sidoo kale waxay qorsheyneysaa oo ay fulineysaa barnaamijyada suuqgeynta iyo hawlaha gaarka ah si loo kordhiyo kaqeybgalka rajada / deeq bixiyaasha.

Khaalid Xasan Maxamad
Maamulaha
Madaxa qiimaynta, isku dubaridka himilooyinka iyo heerka tayada ee dugsiga

Safiya Maxamad Ali
Isuduwaha Wacyigelinta Bulshada
Waxay abaabushaa kulamada, qortaa mutadawiciin waxayna bulshada kuxirtaa mu’asasada. Sidoo kale waxay ka shaqeysaa kor u qaadista ujeedadooyinka mu’asasada.

Sahara Bare Ali
Marketing and Communications Director
She works closely with the teams inside the organization abd and will get people and institutions from outside to get involved and engaged with the nonprofit initiatives.